Maamulka Galmudug oo sheegay in Haamo sun ku jirto ay ku soo caariyeen xeebaha ku teedsan deegaanadooda.

Gaalkacyo

Wasiirka dekadaha  kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamul goboleedka Galmudug C/qaadir Cali Jaamac (Qalab xoor) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xeebaha ku teedsan deegaanka Galmudug ay ku soo caariyeen ilaa iyo sadax haamood oo aan la ogeyn waxa ku jira. (more…)

About these ads

Soo Dhoweynta C/Wali Gaas ee magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO SAWIRA BADAN

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Ra’isal wasaarihii hore Cabdiweli Gaas oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyey, laguna wado in uu noqdo madaxweynaha soo socda ee Puntland.

Ra’isal wasaarihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. WARBIXIN XOG HOOSE AH (more…)

Madaxda Siyaasadda iyo Dhaqanka GalMudug oo taageeray Shirka Istanbul, iskana fogeeyay diidmadii Madaxweyne Caalin.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri (more…)

Faroole iyo Caalin oo sheegay in uusan boos uga banaaneyn shirka Istanbul lagu qaban doono.

HOOS KA AKHRI WARQADAHA

Halkaan ka akhri (more…)

Gaarigii ugu horeeyay oo lagu sameeyey Somalia.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri (more…)

Dabley hubaysan oo magaalada Gaalkacyo ku dilay Suldaan Siciid Cismaan Faarax (Siciid Shoobare).

Halkaan ka akhri (more…)

Iska hor imaad xoogan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacayo.!!!

Halkaan ka akhri (more…)

Haweenka ku jira Xeryaha Qaxootiga Gaalkacyo oo loo geysanayo Dhibaatooyin kala duwan.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Ciidamo ka socda AMISOM oo dhowaan gaaraya Maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Taliyihii ciidamada Daraawiishta Puntland oo goor dhow lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka degay caasimadda Puntland ee Garoowe.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Nabadoon lagu magacaabo Xasan Xuseen Alloore oo xalay lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamaya deegaanka Dheg-tuur oo kamid ah gobolka Mudug.

Halkaan ka akhri (more…)

Dad rayid ah oo lagu laayey Koonfurta Gaalkacyo.

Halkaan ka akhri (more…)

Sarkaal ugu sarreeyay howlgalada gobolka Mudug oo qarax lagula beegsaday magaalada Gaalkacyo.

Halkaan ka akhri (more…)

Deegaanka Kalshaale oo wali kacsan, lana filayo in markale dagaal ku dhexmaro Ciidamada Maamulka Somaliland iyo maleeshiyada degaankaas.

Halkaan ka akhri (more…)

Siminaar ballaaran oo magaalada Gaalkacyo uga furmay qeybaha bulshada iyo Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljameeca ee gobolada Dhexe.

Halkaan ka akhri (more…)

Xeer Ilaaliyihii guud ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland oo ay xalay kooxo hubaysan dileen.


Halkaan ka akhri (more…)

Guddigii xallinta Colaada Beelaha ku dagaalamay deegaano hoosyimaada magaalada Gaalkacyo oo gaaray magaaladaas.

Halkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,755 other followers

%d bloggers like this: