Dowladda Holland ayaa maanta bilaabeysa in ay u tarxiilaan dufcaddii ugu horeysay qaxooti Soomaaliyeed oo loo musaafurinayo dalkoodii Hooyo, kuwaas oo Netherland hore u weydiistay megengelyo, hase yeeshee laga diiday codsiyadoodii. (more…)
Filed under: Holland | Comments Off




























































Dowlada Nederland ayaa sheegtay in ay qorsheynayso qaabka iyo sidii ay dib ugu celin laheyd Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka Holland ku sugan, kuwaas oo ay doonayaan in ay ka tarxiilaan dalkaas, kuna celiyaan dalka Soomaaliya.
Kulan Warbixin loogu dhageysanayay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Xubnaha sar sare ee Xisbiga Hiil-Qaran ayaa 19-07-2012, ka dhacay Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iyadoona Kulankaasi ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Xisbiga ee dalka Holland, Wakiilo ka tirsan Xisbiga, Aqoon yahano, iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay Kulankaasi. 



























































