Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen maalmahan dalka Ethiopia ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Addis Ababa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Addis. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. (more…)
Filed under: Jig-Jiga | Comments Off




























































Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa sheegay in aysan Itoobiyada maanta jirtaahi ahayn tii hore ee cadowga ku ahayd dalka Soomaaliya. 




















































