DAAWO: Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya & Turkiga.

Madaxweynayaasha Somalia & Turkiya

HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRADA Continue reading

About these ads

Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u soo dirtay Markab sida qalab muhiim ah oo fududeynaya Hirgelinta Mashaariicda Hormarinta Soomaaliya.

Magaalada Mersin ee dalka Turkiga ayaa waxaa  ka dhacday Xaflad lagu sagoontinayo Markab siday shixnad lagu fulinaayo Mashaariicda Horumarinta Soomaaliya oo isugu jirta cunno iyo Alaabo kala du wan oo ay qeyb galeen Safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Mohamed Mursal Sheikh. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

WAA SIDEE XAALADDA NOLOLEED IYO TAN WAXBARASHO EE ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA

Maxaad kala socotaa ama ka maqashay xaaladda nololeed iyo midda wax barasho ee Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax- barashada loogu qaaday, Sidee loola dhaqmaa?  Maxay cunaan, Maxay bartaan, Maxaa ka maqan oo ay dareemayaan, mise jiraan dhibaatooyin haysta oo ay fahamsan yihiin?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA IYO WAREYSIGA ARDAYDAAS IYO VIDEO DHEER OO LAGA SOO DUUBAY. Continue reading

Dowladda dalka Turkiga oo qaar ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliya tababar ugu qaaday dalkeeda.

Munaasabad Tababar loogu furayay qaar ka mid ah Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta tababarka booliiska dalka Turkiga maalinnimadii shalay, waxaana kasoo qeybgalay Munasabada saraakiisha ugu sareysa ciidammada dalka Turkiga iyo madax Soomaaliyeed oo uu horkacayey Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheikh. HOOS KA FIIRI SAWIRADA Continue reading

Shirkii Arimaha Soomaaliya ee Istanbul oo si rasmi ah u furmay iyo hadallo furitaankiisa laga jeediyey.

Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee Istanbul oo goor dhow furmay ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyey masuuliyiin ka kala tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkey, Ra’isul wasaare ku xiggeenka Turkey Baker Bostog, ayaa ugu horeyn ka  hadlay waxa uuna  sheegay in Soomaaliya gaartay waddadii ay uga bixi lahayd dib u dhaca, isla markaana ay ku gaari lahayd heerkii looga baahnaa. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,431 other followers

%d bloggers like this: