HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRADA (more…)
Filed under: Istanbul, Turkey Ankara | Comments Off
Magaalada Mersin ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacday Xaflad lagu sagoontinayo Markab siday shixnad lagu fulinaayo Mashaariicda Horumarinta Soomaaliya oo isugu jirta cunno iyo Alaabo kala du wan oo ay qeyb galeen Safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Mohamed Mursal Sheikh. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)Filed under: Istanbul | Comments Off
Maxaad kala socotaa ama ka maqashay xaaladda nololeed iyo midda wax barasho ee Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax- barashada loogu qaaday, Sidee loola dhaqmaa? Maxay cunaan, Maxay bartaan, Maxaa ka maqan oo ay dareemayaan, mise jiraan dhibaatooyin haysta oo ay fahamsan yihiin? Filed under: Istanbul, Turkey Ankara | Comments Off

Filed under: Istanbul | Comments Off
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Cabdiweli Gaas ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaan Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan.
Sidoo kale Ra’isal Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa ku wehlinayay Safiirka cusub ee Turkiga Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan, (more…)
Filed under: Turkey Ankara | Comments Off

Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee Istanbul oo goor dhow furmay ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyey masuuliyiin ka kala tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkey, Ra’isul wasaare ku xiggeenka Turkey Baker Bostog, ayaa ugu horeyn ka hadlay waxa uuna sheegay in Soomaaliya gaartay waddadii ay uga bixi lahayd dib u dhaca, isla markaana ay ku gaari lahayd heerkii looga baahnaa. (more…)
Filed under: Istanbul | Comments Off

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Ra’isal Wasaaraha KMG Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Filed under: Turkey Ankara | Comments Off