DAAWO HEESAHA WADANIGA
Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: M-Saadaq, Wadaniyada | Comments Off
Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: SomaliSwiss, Wadaniyada | Comments Off

Halkan ka akhri (more…)
Filed under: News Desk, Wadaniyada | 3 Comments »

Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Cadaalad, Heesaha, Midnimada, SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Tagged: SomaliSwiss Somalia Mogadisho Puntland Somaliland Baido | Comments Off
Swiss-Bern (SomaliSwiss) 05, March 2007
Hoos kadaawo Video ga
Nin magaciisa la yiraahdo Koshin Mohamed oo ah sida uu sheegay Ambassator dowlada KMG ah u fadhiya dalka maraykanka ahna wiil uu adeer uyahay C/llaahi Yusuf ayaa dad xun oo aan aduunka waxba ka hayn ku tilmaamay muslimiinta aduunka gaar ahaan somalida oo uu markaasi barnaamijkiisu ku saabsanaay.
Wuxuu soo bandhigay muuqaalo uu gaalada ku tusayay taariikhda tixanaha ah ee Somalia ay soo martay xiligii gumaysiga asaga oo ku amaanay gaalada dhagaysanaysay si ay ula dagaalamayaan muslimiinta aduunka iyo waliba mida Somalia .
Ninkan oo ah wiil uu C/llaahi Yusuf Adeer uyahay ayaa waxa uu si xun u caayay Madaxdii Maxkamadaha si gaar ahna u tilmaayay.
1 Sheikh Xasan Daahir Aweys
2 Sheikh Shariif Sheikh Axmed
& Madaxdii katirsaneyd Maxkamadaha oo dhan isagoona kutilmaayay in ay ahaayeen Argagixisada Aduunka kuna takri faleen Diinta Islaamka Umadda Somaliyeedna uga dhaadhiciyeen si qaldan ayuu yiri wiilka adeerka uyahay C/llaahi Yusuf.
Sidoo kale wuxuu si aad ah ugu gafay Hablaha Somaliyeed ee asturan kuna tilmaamay Jalbaabka wax ay caada iyo dhaqan uleeyhiin Carabta iyo afghanistaanka oo uu kasoo fasirtay Qoraagii Nuuradiin Faarax .
Ninkan ayaa isagoo iska gadaya Gaalada Mareykanka wuxuu kutilmaayay Dadka degan Muqdisho iyo agagaarkeeda iney yihiin dad jaahiliin ah oo uu tilmaamay Puntland iyo
Halka Muqdisho iyo agagaarkeeda uu kutilmaamay meel ay kuhoydaan Muslimiinta Mintidka ah uuana weliba ufasiray Calanka Islaamka ee ay kuqoran tahay
“ LAA ILAAHA ILLAA ALLAAH MUXAMADAN RASUULULLAAH “ kuna tilmaamay calankaas Islaamka wax xun ee umadda lagu marin habaabiyo ayna tahay wax lagu qoslo waa siduu hadalkiisa udhigaye.
Ninkan ayaa sidoo kale uxayeesiiyay Adeerkiis waa C/llaahi Yuusufe kusheegay in uu yahay nin ay soo dooratay Umadda Somaliyeed ahna nin aqoon leh uuna yahay ninka kaliya ee yaqaana Islaamiyiinta weliba “ AL ITIXAAD “ ayuu yiri nabadna ukeena kara Umadda Somaliyeed .
Ninkan ayaa soo bandhigay Sawiro badan ee uu Internetka kasoo aruuriyay oo ahaa sawiradii Madaxdii Maxaakiimta & Askartii Mujaahidiinta Midoga Maxaakiimta Somaliyeed.
Kuna tilmaamay Askartii Maxkamadaha kuwa Tababar kasoo qaatay AlQa’ida sheegayna iney ahaayeen dad badankood katagay Yurub iyo Mareykan iyo Wadamada Carabta ayuu yiri.
Yaanan Hadalka idinku Badinee ila daawada Video fiidiyoowgaan Riix Halkaan Daawo Video Klick Hier
SomaliSwiss Omar Mahamud
|
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off
Swiss-Bern (SomaliSwiss) 04, March 2007
SomaliSwiss Yusufyare
|
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off