
DAAWO SAWIRADA KALE
Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Keydka guud | Comments Off

Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq, Sawirrada | Comments Off

Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Keydka guud, London UK | 2 Comments »
HALKAAN KA AKHRISO QAAR KA MID AH KUWII UGU MUHIIMSANAA DUKUMIINTIYADII DALKA SOOMAALIYA
| Key National/International law documents (Shuruucdii dalka Soomaaliya) |
2. XEERARKII CAALAMIGA EE BERRIGA IYO KUWA KALE OO CAALAMIYA.
3. Transitional Federal Goverment Documents
| OFFICIAL DOCUMENTS |
|
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq | Comments Off

Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq | Comments Off
FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee ugu horeysa waxaan ku soo uruurinnay Nuxurka guud ee ay xambaarsan tahay Muxaadaradu si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Shan Daqiiqadood ka dib waxaa bilaabanaya Muxaadarada oo dhameys tiran qofkii waqti u helaya.
Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii intii u dhexeysay 1991-1993.
Fadlan ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan, ka dibna isweydii Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey, Haddii aad isweydiiso maxey ku muteysteen Sheekh Boqolsoon ayaa kuu sharaxaya, sababtuna waa in aaysan jecleyn Akhwaanu Muslimiinkii Shiikhu ka tirsanaa.
Halkaan Riix oo ka Dhageyso Hadalkan Mucjisada: ama halkaan Hoose ka dhegeyso.

Walaal bal ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan Mucjizada ah, Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey. FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee uguy horeysa ayaan ku soo uruurinnay Nuxurka Muxaadarada si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii.
ama Riix Halkaan oo soo degso Mp3
Halkaan ka Dhageyso Mucjisada
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off