Guri ay deganaayeen Qoys Soomaali ah oo ku yaalala magaalada Zurich oo uu shalay Galab dab qabsaday.

Guri gubtay.jpg1Waxaa Shalay Saacadda marka ay ahayd 16:00-pm ee galabnimo mar qura uu qab qabsaday guri ay degganayeen Qoys Soomali ah oo deganaa xaafadda Seebach magaalada Zürich ee dalka Switzerland. (more…)

About these ads

Xaflad lagu Taageerayay dhameeystirka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo doraat lagu qabtay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

TAAGEERO DOWLADDAWaxaa doraat magaalada Geneva ee dalka Switzerland lagu qabtay Barnaamij lagu Taageerayo soo dhameeystirka Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Waxaana Barnaamijka ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Switzerland. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA (more…)

Shir sanadeed ay isugu yimaadeen jaaliyadaha Afrikaanka oo ka dhacay dalkan Switzerland.

Shir Sanadeedkii labaad ee ay isugu yimaadaan Jaaliyadaha Afrikaanka ah ee ku dhaqan wadankan Switzerland, kuwaas oo kawada hadlay sidii ay u hormarin lahaayeen ama u xoojin lahaayeen dhaqanka ay asal ahaan kasoo jeedaan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE (more…)

HAMBALYO, TAHNIYAD DHALASHO FARXAD LEH.

Halkaan ka akhri (more…)

Qaar ka mid ah Soomalida degmada Zürich oo ku Ciiday Masjidka Al-Raxmo.

Qaar ka mid ah Muslimiinta ku nool Magaalada Zürich ayaa waxay isugu tageen Masjidka Al-Raxmo ee Degmada Zürich (Islamische Zentrum), si ay u gutaan una weyneeyaan Maalinta Ciiddul Fitriga, waxaana halkaas si wada jir ah loogu tukaday Salaada Ciidul Fitriga. HOOS KA DAAWO SAWIRRO (more…)

Muslimiinta wadanka Switzerland oo si weyn u Ciiday Munaasabadda maalinta Ciidul Fidriga.

Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa Maanta Axad ah waxaa si isku mid ah looga wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo kuwa ay Islaamka ku yar yihiinba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed, waxaa ayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh looga wada Ciiday dalka oo ay ugu horreyso caasimada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA (more…)

Koob lagu maamusayey Maalinta1-da luulyo oo lagu qabtay magaalada Zurich ee dalka Switzerland.

Waxaa maalintii Axadda ahayd la qabtay Ciyaaro kubadda Cagta ah oo lagu maamusayey xuska maalinta xoriyadda ee dalka Soomaaliya ee 1-da Lulliyo, waxaana ciyaar aad u xiisa badan ay dhexmartay labo kooxood oo ka kala socday gobolLada Basel iyo Zurich ee dalka Switzerland, kuwaasi oo ah ugu cadcad Koxaha ka jira dalkan Swiss-ka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)

Shir-sanadeedkii Beesha Gaaljecel ee Waddanka Switzerland oo ka dhacay magaalada Zürich.

Waxaa Maalin Axad ahayd, Taariikhduna ku beegneyd 08. 07. 2010  ka dhacay Magaalada Zürich ee Caasimadda labaad Wadanka Switzerland Shirweynihii 9-aad ee Jaaliyadda  Goboldka Hiiraan  ee ku dhaqan wadanka Switzerland oo Sanadkiiba mar la qabto, HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE (more…)

Xaflad lagu Xusayey Maalinta 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Olten ee dalka Switzerland.

Waxaa habeenkii Axadda ahayd ee 1-da Luulyo si weyn looga dabaal dagay magaalada Olten oo ku taala gobolka Solothurn ee dalkan Switzerland munaasabada 1-da Luulyo oo ah maalin ay si weyn u qadiriyaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogan. (Hoos ka Daawo Sawiro kale) (more…)

Dood la xiriirta dhibaatooyinka Qaxootiga iyo Xaaladda Murugsan ee Soomaalida oo ka dhacday magaalada Zürich.

Waxaa magaalada Zürich ka dhacay Kulan looga doodayay Arrimaha Qaxootiga ee dalkan Switzerland, maadaama Bishan 20-keedii ay ahayd maalin loo asteeyey in lagu xasuusto dadka qaxootiga ee ka soo haajiray dalalkooda, kuwaas oo wadamadii ay u dhasheen ay ka jiraan musiibooyin Rabbaani ah iyo kuwa ay dadyowga gacantooda ku geysteen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Switzerland: Furaha Nabadda Soomaaliya waaxaa uu ku jiraa ku dhaqanka Sharciga Federaalka.

Halkaan ka akhri (more…)

Munaasabad ballaaran oo lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS oo lagu qabtay magaalada Zürich ee Switzerland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri (more…)

Kulan loogu magac daray Midnimada Islaamka oo lagu qaban doono magaalada Zürich iyo shacabka Switzerland oo arintaasi diidan.

Halkaan ka akhri (more…)

Ogeysiis iyo wargelin ku socota Jaaliyadda Soomaalida Zurich: Xuska munaasabadda Mowliidka Nabigeena CSWS.

Halkaan ka akhri (more…)

Waaxda Socdaalka ee Switzerland oo sheegtay in Bishii Jannaayo la diiwaan geliyey qaxooti gaaraya 2653 qof.

Halkaan ka akhri (more…)

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Halkaan ka akhri (more…)

Wadanka Switzerland oo uu si aad u daran usoo gaaray moojadaha Qabowga ee ka socda Yurub.

Halkaan ka akhri (more…)

Jaaliyadda Soomaalida ee Kanton Basel oo u dabaal degtay Munaasabadda Sanad guuradii 6-aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Jaaliyadda.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri (more…)

Barnaamijka Wacyigalinta Gudniinka Fircooniga oo Xalay ka dhacay magalada Zürich ee dalka Swiss-ka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri (more…)

Switzerland: Dad qaxooti-doon ah oo loo diiday in ay soo dhaafaan Albaabka Xarada Diiwaangelinta.

HOOS KA DAQAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri (more…)

Dowladda KMG Soomaaliya oo ka walaacsan xiritaanka Xawaaladaha Soomaalida ee Bankiyada Caalamka.

Somali & English

Halkaan ka akhri (more…)

Boliiska Kanton Zürich oo gacanta ku dhigay Guryo lagu beerayey Geedo Maan-dooriyaal ah.

Halkaan ka akhri (more…)

WARGELIN IYO OGEYSIIS MUHIM AH OO KU SOCOTA SOOMAALIDA KU DHAQAN WADANKA SWITZERLAND.

Halkaan ka akhri (more…)

Shirkadda “Somali Migrant Remittance- SMR” ee Switzerland oo si sharci ah u billowday howlaha dirista lacagaha loo Xawilayo dalka Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

11-ka September oo dalka Maraykanka laga xusay sanad guuradii 10-aad ee ka soo wareegtay xiligii la qarxiyey xaruntii ganacsiga Twin Towers.

 undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Shacabka Kanton Zürich oo shalay Cod buuxa ku ansixiyeen in isbadel lagu sameeyo dhaqaalaha la siiyo dadka Qaxootiga ah.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Jaaliyada Soomaalida ee Bariga Switzerland oo lacag gargaar ah u diray dadka ay Abaaraha ku dhufteen.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Sheikh C/Xakiin Sheikh Cali Suufi oo Abaalmarin u qaybiyey caruurtii ka qayb gashay Tartanka Quraan akhriska ee ka dhacay magaalada Zürich.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Sheikh C/ Xakiim Sh. Cali Suufi oo MuxaadaroTaxana Diini ah ka bixinaya Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich Switzerland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Wadamada Muslimiinta ah oo maanta Guud ahaan si isku mid ah looga wada soomay bisha Ramadaan.

undefinedHalkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 3,577 other followers

%d bloggers like this: