Dowladda Holland ayaa maanta bilaabeysa in ay u tarxiilaan dufcaddii ugu horeysay qaxooti Soomaaliyeed oo loo musaafurinayo dalkoodii Hooyo, kuwaas oo Netherland hore u weydiistay megengelyo, hase yeeshee laga diiday codsiyadoodii. (more…)
Filed under: Holland | Comments Off




























































Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Iimaamyada masaajidda Waqooyiga Amerika ee Soomaaliyeed oo ka dhacay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayey si weyn ugu cambaareeyeen dilkii dhawaan magaaladda Garoowe loogu geystay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax [Gacamey], oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Soomaalida.
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa sheegay in aysan Itoobiyada maanta jirtaahi ahayn tii hore ee cadowga ku ahayd dalka Soomaaliya. 




















































