Wararka laga heleyo gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay hore gacanta ugu hayeen ururka Al-Shabaab, ka dib markii Ciidamadu duullaan culus ku ekeeyeen deegaanadaas hoos taga gobolka Baay iyadoo ciidamadu qabsadeen deegaano badan. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Danjiraha Baritain u fadhiya Soomaaliya, Matt Baugh ayaa Maanta Muqdisho kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyadoo labada mas’uul ay kawada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen, sidii dowladda Britain ay uga qayb-qaadan lahayd xoojinta ammaanka Soomaaliya iyo mashaariic lagu horumarinayo gobollada iyo degmooyinka dalka. 




















































