Dowladda Mareykanka ayaa maanta wasaaradda Difaaca Soomaaliya ku wareejisay xarunta Saadka iyo Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Villa Baydhaba kadib markii ay soo gabagabeysay dib u dayactir ay ku wadday xaruntaasi. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Qarax ayaa maanta ka dhacay qeybta gaadiidka lagu xareeyo ama lagu baarkimo ee maqaayad ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, qaraxaas oo ahaa mid xooggan ayaa sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. 





















































