Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo saraakiisha dowladdu ay sheegeen inay la kulmeen iska-caabino aan xoog badnayn. (more…)
Filed under: Marko | Comments Off




























































Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qalin jebiyey Jamacadda lagu magacaabo University teknology
Kooxda Al-Shabaab ayaa ku faraxday, isla markaana ka hadashay geeridii ku timid Allaha u naxariistee guddoomiyihii golaha fulinta ee Ahlu Sunna Waljamaaca, Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow, iyagoo sheegay inuu ka mid ahaa dadka ku taagnaa oo dhibaatada ku hayay horumarka kooxdooda Al-Shabaab. 




















































