Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu codsi u diray dhamaan Fanaaniintii hore ee Hobolada Qaranka Waabari gaar ahaan Fanaanka Weyn Abduqaadir Jubba oo kamid ahaa fanaaniinta dalka isaga tagay Xiligii ay Bur Burtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off





























































Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in aanay shirka Arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee bisha May ka dhici doona magaaladda ka qaybgali doonin hadii ay u arkaan in karaamadda iyo qaranimadda Somaliland wax u dhimayso.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyadoo safarkiisu uu yahay kii ugu horreeyay oo uu dalka dibadiisa ugu ambabaxo. 




















































