Madaxweyne Xasan Sheikh oo Daqiiqado kahor Ka dagay Magaalada Qaahira.

madaxweyne-xasan-dib-muqdishoMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Daqiiqado kahor gaaray Magaalada Qahaira ee Xarunta Dalka Masar halkaasoo la filayo in uu kaga Qeebgalo Shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Ururka Islaamka oo maalinta Bari ah ka Furmayo Magaalada Qahaira ee Dalka Masar

Continue reading

About these ads

Laila Ali” I’m shocked that my reporting on rape in Somalia has led to the jailing of an alleged victim and a journalist

imagesAfter more than 20 years in the political wilderness, a Somali government has been recognised by the US government and a host of other countries, long weary of the plethora of troubles coming from this small country nestled in the horn of Africa: civil war, religious extremism, terrorism, piracy and famine. You name it, and Somalia has probably gone through it. Continue reading

Somali President Hassan Sheikh Mohamud stated that his government is ready to talk to Al Shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg3Somali President Hassan Sheikh Mohamud stated that his government is ready to talk to Al Shabaab if the terror group “renege their objective”, Garowe Online reports Continue reading

Somali journalist sentenced over rape report

somali journalistsMogadishu court sentences journalist and alleged rape victim to one year each in jail, angering press freedom groups.

A Mogadishu court has sentenced an alleged rape victim and a Somali journalist who interviewed her to one year in prison each, court officials say, in a decision that has enraged press freedom groups. Continue reading

R/W Somalia Dr Saacid oo Maanta Ku dhawaaqay Gudi Baaraya Dhibatooyinka suxufiyinta iyo xaquuqul insaanka

Raiisalwasaare Saacid.jpg1Guddigan ayaa waxay howshoodu tahay inay baaristaanno ku sameyaan falalka ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhaca gudaha dalka. Iyadoo magacaabistooda ay ku timid kulan Muqdisho ku dhexmaray xubno ka tirsan bulshada rayidka ah iyo Continue reading

Dowlada mareekanka oo uga digtay Muwaadiniinteda Iney u Safraan Somaliland

NEWS-US-OBAMA-FINANCIALSHadal qoraal ah oo soo saartay safaaradda Mareykanka lagu sheegay inay heleen warar lagu kalsoon yahay oo ah khatar soo dhow oo ka dhan ah dadka reer galbeedka ah oo ay ku jiraan dadka u dhashay Mareykanka ee ka shaqeynaya ama booqanaya Somaliland. Continue reading

Magaalada Baydhabo oo qarax geestay qasaaro Ka dhacay

qarax-nairobiBarqanimadii maanta ayaa qarax xoogan waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo lala eegtay ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey halka loo yaqaano afar Irdoodka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxaas oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay lala eeganayey ciidamo Itoobiyaan ah oo ku lugeynayey bartamaha magaalada Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,715 other followers

%d bloggers like this: