Munaasabad balaaran oo ay xalay jaaliyadda Soomaalida UK u qabteen soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo marti qaad ku jooga dalka Ingiriiska ayaa lagu qabtay magaalada London. HOOS KA DAAWO XAXFLADDA VIDEO & SAWIRADA. (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off




























































Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Sheikh Sharif Sheikh Ahmed waxay ahaan jireen macalimiin iskool kahor inta aanay kusoo biirin saaxada siyaasada. 




















































