R/Wasaare Saacid iyo qaar ka mid ah golihiisa Wasiirada oo maanta ka qadeeyey magaalo madaxda Sh/Hoose ee Marka.

IMG_8194

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay ka mid ahaayeen 5 Wasiir oo ka mid ah xukuumadiisa ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose iyo degmooyin iyo deegaanno hoos taga gobolkaas. HOOS KA FIIRI SAWIRADA.

Wafdiga Ra’isulwasaaraha waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi,Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed,Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalladda C/laahi Abyan Nuur, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/laahi Ciilmooge Xirsi, Wasiirka Wasaaraddda Maalliyadda iyo Qorsheynta Maxamuud Xasan Suleymaan, Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Eng Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidammada Booliiska General Shariif Sheekhunaa Maye iyo xildhibaanno.

HALKAAN HOOSE KA FIIRI SAWIRADA

About these ads
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,436 other followers

%d bloggers like this: