DAAWO FULL VIDEO: Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyey Baarlamaanka Midowga Yurub.

MADAXWEYNAHA IYO BAARLAMAANKA EU

HOOS KA DAAWO KULANKA FULL VIDEO.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlayey xaaladda Soomaaliya iyo halka ay maanta mareyso ka hor jeediyay Baarlamaanka Midowga Yurub, isagoo sidoo kale kulamo kala duwan laqaatay  madaxweynaha baarlamanka Midowga yurub iyo madax kale.

KHUDBADA MADAXWYNAHA OO KOOBAN 05 Minutes

KHUDBADII MADAXWEYNAHA OO DHAN: 73 Minutes: 

Kulanka ayaa looga hadlay khodobo ay ka mid yihiin sidii hormar balaaran loogu sameyn lahaa baarlamanka Soomaaliya, in uu sameeyo hormar baarlamanka, in ay sameeyaan iskaashi caalami ah labada baarlamaan, in baarlamanka midowga yurub ay qeyb ka noqdaan baarlamanka Soomaaliya iyo qodobo kale.

DAAWO KULANKII MADAXWYNAHA & KATHRINE ASHTON

SomaliSwiss Brussles

SomaliSwiss@hotmail.com

About these ads
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,413 other followers

%d bloggers like this: