Suicide bomber kills two near Somali presidential palace.

36A suicide bomber blew himself up near the Somali presidential palace on Tuesday, killing at least two soldiers in a strike apparently aimed at the country’s leaders, a palace guard at the scene said. Continue reading

About these ads

Madaxweyne Xasan Sheikh oo qudbad ka jeediyay shirkii Brussels ee dalka Belgium-ka.

205752_592379564124827_1062529085_nMadaxweyne Xasan Sh. Maxamud iyo wafdi uu gogaaminayay ayaa markale maanta gaaray maagalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Safarkan oo noqonaya kii 12-aad tan iyo intii uu Qabtay Hogaanka dalka Soomaaliya. Continue reading

Naftii hurihii isku qarxiyay madaxtooyada Horteeda Maanta oo la helay Sawirkiisa.

ninka_is_qarxiyaySomaliswiss oo xariiro kala duwan la sameysay Saraakiisha Nabad Sugida iyo kuwa Booliiska ayaa waxaa ugu suurto gashay in ay soo hesho magaca iyo Sawirka ninkii maanta fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka meesha ay ku taala Safaarada Itoobiya. Continue reading

Ururka Ardayda Somaliyeed ee Dalka malaysia oo Doortay Gudoomiye cusub Madasha Hoolka iyo Magaalada Kuala lumpur

734049_521437247877666_178200537_nUrurka Ardayda Somaliyeed ee Dalka malaysia  Ayaa Sanad Kasta Xiligan oo kale  waxay u dabaal dagaan Sanad Guuro doorasho iyo  Gudoomiye Cusub Tasoo Madal u ah xarunta jaamacada islaamka UIA-da Gudaha Caasimada Kuala lumpur Malaysia. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Madaxtooyada, gaar ahaan inta u dhaxeysa Safaarada Ethiopia iyo guriga Ra’isal wasaaraha.

62Xarunta madaxtooyada Soomaaliya wararka laga helaayo ayaa sheegaya in ruuxa isku soo xiray waxyaabaha qarxa inuu isku qarxiyay Iridka  hore ee xarunta SafaaradaItoobiya ee Magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,446 other followers

%d bloggers like this: