Yacquub Cabdi Isaaq waa Aabbe Soomaaliyeed oo Mudo Sadex Sano ah la Daala dhacayey Wiil Yar oo ka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Zakeriye Yacquub Cabdi oo da’ddiisuna ay tahay Saddex Sanno jir, isagoo kala Quustey Dhaqaatiirta ku sugana Gudaha Soomaaliyaa, Kuwaas oo markii Dambe kula Taliyey in uu u baahan yahay Caafimaad Dibadeed,iyadoo aad halkaan ka heleysid Waraaqihii caddeynta ee ay qoreen iIbitaal Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Waxaa dalka Switzerland lagu qabtay xaflad sanadeedkii Ururka Jaaliyada Basel iyo soo Bandhigidii howlqabadkoodii xaga Samafalka ee ay ka geysteen dalka Soomaaliya.
Kadib howlgalo ay saaka ciidamada Booliiska Soomaaliya ka sameeyeen Xaafada Taleex ee degmada Hodan ayaa waxaa ay kusoo qab-qabteen 13 nin oo ku lebisan dareyska ciidamada dowlada, kuwaasi oo falal dhac ah ka sameynayay xaafadaha degmadaasi. 




















































