Hope and lessons in Somalia

The country recently has shown enough positive movement that the Obama administration recognized Somalia‘s government for the first time in more than two decades. Somalia has been the paradigm of failed states since before 1993, when militants shot down two Black Hawk helicopters and killed 18 American soldiers in Mogadishu. Continue reading

About these ads

Somali government arrests 3 officials over scholarship fraud.

Maryan_Qassim_the_MinistryThree officials have been arrested for mismanaging a scholarship scheme that sends Somali students to Turkey, Somalia‘s education minister said Saturday, a sign that the fledgling government is committed to fighting the corruption that contributes to the country’s failed-state status. Continue reading

Ciidamada Liibiya oo Kufsi iyo Faraxumeyn naxariis la’aan ah ku haya Haween Soomaaliyeed oo xabsiyo ku jira.

kufsigaCiidamada dalka Liibiya ayaa si joogta ah oo naxariis daran, isla markaana aan qaris laheyn waxay kufsi iyo farxumeyn joogto ah ku hayaan Haween Soomaaliyeed oo lagu hayo xabsiyada dalkaasi, kuwaasi oo ku sugan xaalad bani’adam-nimo tii ugu darneyd ee caalamka ka dhacda. Continue reading

Agaasimihii Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Madixii Imtixaanaadka dalka oo seefta cadaaladdu qaadday.

musaqWasaaradda Adeegga Bulshada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in xabsiga la dhigay agaasimihii guud ee wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta dawlada federaalka Soomaaliya Muuse Faarax Xeyd, wiil uu dhalay iyo madixii xafiiska imtixaanaadka ee wasaaradda waxbarashada.  Continue reading

Wasiirka adeega Bulshada oo maanta booqatay Isbitaalka cusub ee Turkigu ka dhisayo Muqdisho iyo Digfeer.

PIC_0334Wasiiirka horumarinta adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta Booqatay isbitaalka Ugu weyn ee ay dowlada Turkiga wasaaradeeda caafimaadku ka hirgelisay magaalada Muqdisho iyo Isbitaalka Digfeer oo dowlada Turkigu ay dhimo ku wado. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,707 other followers

%d bloggers like this: