Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Saacid ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay, isla markaana xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday kooxda fanaaniinta Soomaalida Waayaha Cusub oo saldhigoodu yahay dalka Kenya, kuwaas oo haatan ku sugan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKOODA. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Shirkii Baarlamaanka dalalka Islaamka oo ka koobnaa 57 Dowladood ayaa kusoo gabagaboobay caasimadda dalka Sudan kaasoo laga soo saaray 4- Qodob oo Soomaaliya Si gaar ah Xaaladeeda looga Hadlay.
Soomaali badan oo ku dhaqnayd dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa iminka la arkayaa in ay si xowli ah uga dhoofayaan garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi, ka gadaal markii culeys joogta ah uu ka soo fuulay dhinaca dowladda Kenya.
Magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa marba marka ka dambeysa waxaa sii kordhaya hormarka ay ka sameyneyso dhinacyada ganacsiga iyo dhismaha iyadoo hormarkaasina uu wax weyn ka bedelay muuqaalka dhanka bilicda ah ee magaalada Boosaaso. 




















































