Soomaaliya oo si weyn uga dhex muuqatay Shirka Haweenka Baarlamaanada dalalka Islaamka uga socda dalka Sudan.

68Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan  waxaa ka Socda  shir ay ku leeyihiin Baarlamaanada Wadamada Islaamka ah, iyadoo sidoo kale ay ka garab socdo Shir ay ku leeyihiin Xildhibaanada Haweenka ah ee Wadamada Islaamka ah. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. Continue reading

About these ads

EUTM Somalia was extended for two years.

eutmThe Council of the EU decided yesterday, 22 January, to extend EUTM Somalia until 31 March 2015. “EUTM Somalia has provided great assistance to the Somali armed forces. All those who have been trained by EU military experts make a real difference on the ground” said EU High Representative for Foreign Affairs and Security Policy Catherine Ashton. The operation is expected to cost around EUR 11.6 million. Continue reading

UK drug advisers reject khat ban in Britain.

khat ban UKThe UK government’s official drugs advisory body has rejected calls to ban the herbal stimulant, khat. The Advisory Council on the Misuse of Drugs (ACMD) said there was “insufficient evidence” that khat caused health problems. Continue reading

1960-kii Aqoonsi, 2013 Aqoonsi Kee Baa Sax ah Soomaaliyey? (Warbxin)

aqoonsiga somaliaSoomaalida waxay Tiraahdaa “Ma Anaa Waalan Mise Cadanaa laga Heesayaa” waxay kaloo yiraahdaan “Hasha Maankeyga Gadayee Ma Masaar Bay Liqdey” Dhamaan Murtidaan waxay ku tusinayaan marka aad wax la yaabtid oo ay Maskaxdaada ku wareerto , marka waxaan Beryahan Maqlayey iyadoo la leeyahay “Mareykankaa Aqoonsi ka helney” marka waxaan is weydiiyey Tolow Ma hadaan Xoriyadda Qaadaney waayo Ereyadaan oo kale waxaa la maqlaa marka uu Dal Xoriiyad uu qaato.

Continue reading

Dalka Britain oo ku baaqay in Afti dadweyne loo qaadayo ka sii mid noqoshada UK ee Midowga Yurub.

UK-PM-cameronRa’isul Wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa ku baaqay in afti loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub. Isaga oo ku jiray khudbad in muddo ah la sugayay ayaa waxa uu David Cameron sheegay in codbixintu ay noqon doonto waan ka mid ahaaneynaa iyo waan ka baxaynaa, isla markaana la qaban doono dhammaadka sanadka 2017. Continue reading

Dowladda Britain oo sheegtay in aan istimaalka Qaadka laga mamnuuceyn dalka Ingiriiska.

QaadGuddiga maandooriyeyaasha sida khaldan loo isticmaalo ee dowladda Britain ay u xil-saartay inay ka soo talo-bixiyaan istimaalka Qaadka ee dalkan Britain ayaa soo jeediyay in aan laga mamnuucin Jaadka dalkan UK. Continue reading

Sawirada Maanta ee wadooyinka magaalada Muqdisho.

sawirada maanta1

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,819 other followers

%d bloggers like this: