
Wasiirka dekadaha kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamul goboleedka Galmudug C/qaadir Cali Jaamac (Qalab xoor) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xeebaha ku teedsan deegaanka Galmudug ay ku soo caariyeen ilaa iyo sadax haamood oo aan la ogeyn waxa ku jira. (more…)
Filed under: Gaalkacyo | Comments Off




















































































































