Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirada Askari ay Faransiiska uga dileen weerarkii Buulo Mareer.

6Shabakadda Warfaafinta Al-Qaacida, qeybteeda Soomaaliga ee Al-Shabaab isticmaasho ayaa maanta lagu shaaciyay sawirada Askari Ciidamada Kumaandoosta Faransiiska uga dhintay weerar dhicisoobay oo habeen hore ay Fransiisku ku qaadeen deegaano ka tirsan Buula-Mareer ee gobvolka Shabeellada Hoose. HOOS KA FIIRI SAWIRADA ASKARIGA IYO HUB KALA DUWAN

Halkaan hoose ka daawo sawirada askariga

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,473 other followers

%d bloggers like this: