Shabakadda Warfaafinta Al-Qaacida, qeybteeda Soomaaliga ee Al-Shabaab isticmaasho ayaa maanta lagu shaaciyay sawirada Askari Ciidamada Kumaandoosta Faransiiska uga dhintay weerar dhicisoobay oo habeen hore ay Fransiisku ku qaadeen deegaano ka tirsan Buula-Mareer ee gobvolka Shabeellada Hoose. HOOS KA FIIRI SAWIRADA ASKARIGA IYO HUB KALA DUWAN
Halkaan hoose ka daawo sawirada askariga
Filed under: Muqdisho

























































































































