Ducadii ugu saameynta badneyd sanadkaan 2013, isla markaana ku saabsanyd dhamaanteed Soomaalida qurbaha, sida wiilasha Doobabka ah, Dumarka Yurub ku raagey, Kuwa qaxootiga ah, kuwa ganacsiga qaaradda Afrika ku qasaaray iyo arrimo kale ayuu nin wadaad ah uga duceeyay wadanka Koofur Afrika, meel Soomaalidu isugu timid si ay u dhegeystaan wadaado halkaas khudbooyin diiniya ka jeedinayey. HOOS KA DAAWO DUCADII SANADKA 2013. (more…)
Filed under: M-Saadaq | Comments Off




























































Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” ayaa wuxuu ka hadlay dagaaladii cuslaa ee laba habeen ka hor Ciidamada dalka Faransiiska ay kula galeen Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Shabakadda Warfaafinta Al-Qaacida, qeybteeda Soomaaliga ee Al-Shabaab isticmaasho ayaa maanta lagu shaaciyay sawirada Askari Ciidamada Kumaandoosta Faransiiska uga dhintay weerar dhicisoobay oo habeen hore ay Fransiisku ku qaadeen deegaano ka tirsan Buula-Mareer ee gobvolka Shabeellada Hoose. 




















































