Wasaaradda difaaca Faransiiska ayaa sheegtay in 1 askari uu uga dhintay mid kalena la la’yahay kadib weerar ay ciidankooda ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya, si ay usoo furtaan lahayste Faransiis ah oo ay kooxda Al-Shabaab ku haystaan Soomaaliya tan iyo sannadkii 2009. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off





























































Kooxda Al-Shabaab ee Alqaacidada soomaaliya ayaa shalay laba qofood oo shacab ah ku dilay degmada Jilib ee gobbolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo ay xarakadu ku eedeysay in ay Al-shabaab xogtooda meelo kale u gudbinayeen.
Dowladda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu qabsoomayo shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo ay si wadajir ah u wada martigelinayaan dowladaha Soomaaliya iyo Britain kaas oo lagi qaban doono dalka Ingiriiska, bartamaha sanadkaann. 




















































