Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa lagu sheegay in isbedel lagu sameeyey magacyada qaar ka mid ah wasaaraha xukuumada Soomaaliya, halka qaarkoodna, howlahoodii wax lagu daray ama laga jaray. HOOS FIIRI WAREEGTADA (ORIGINAL). (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off

















































































































