Ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ka tirsan kooxaha burcad badeedda Soomaalida oo ay wehliyaan horjoogayaashoodii ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb kaga dhawaaqay inay ka tanaasuleen falalka burcadbadeednimada xilli ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb oo uu madaxwaynuhu ka mid yahay. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. (more…)
Filed under: Galgaduud | Comments Off




























































Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji, R/Wasaare xigeen ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa soo gaba gabeysay socdaal shaqo oo sedexdii cisho ee la soo dhaafay ku joogtay dalka Talyaaniga kadib markii ay casuumaad ramsi ah ka heshay dhigeeda dalka Talyaaniga Giulio Terzi. 




















































