DAAWO Kulankii Roma ee Fowsiya Xaaji iyo Giulio Terzi.

IMG_0213-1024x576

HOOS DAAWO KHUDBADAHA WASIIRADA Continue reading

About these ads

Danjire Cali Ameeriko oo Soomaalida Islii ee Nairobi uga digay in ay Lacag Laaluush ah siiyaan ciidamada Booliska.

ambasador ali amerika 1Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameerika ayaa ugu baaqay Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee Nairobi in ay aad uga digtoonaadaan laaluush bixin. Continue reading

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Galmudug ee ku dhaqan Wadamada Switzerland, Holland iyo Norway.

Galmudug_mapWaxaa lagu wargelinayaa Dhammaan Soomaalida ku dhaqan dalalka Switzerland, Holland iyo Norway ee ka soo jeeda deegaanka Galmudug iyo meelaha ku xeeran in ay ka soo qeyb galaan shir muhiim ah.

Faah faahinta Hoos ka Akhri.

Continue reading

Talyaaniga oo Soomaaliya gacan ka siinaya dhinacyada Amniga iyo wax soo saarka Beeraha iyo Kaluunka.

xudayfa-515x289Dowladda Talyaaniga ayaa daboolka ka qaadday in inay dowladda cusub ee dalka Soomaaliya ka gacan siineyso xoojinta ammaanka, tababarka ciidamada iyo dhinaca wax soo saarka Beeraha iyo Kalluumeysiga.HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRRO. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,430 other followers

%d bloggers like this: