Allaha u naxariistee Marxuum Marshaale oo dilkiisii lasheegay in Wadaado Al-Itixaad ah ay ka abaabuleen dalka UK.

marshaaleAllaha u naxariistee Majaajiliiste Marshaale oo oo ay dhowaan kooxo hubaysani ku dileen magaalada Muqdisho ayay warar lagu kalasoon yahay sheegeen in ay dilkiisa maleegeen oo ay ka dambeeyeen wadaado ku abtirsada ururkii Al-Itixaad oo saldhigoodu yahay dalka UK. HOOS KA DAAWO RIWAAYADISII U DAMBEYSAY EE AL-ITIXAAD QOONSADEEN. Continue reading

About these ads

DAAWO: Magaalada Berbera oo sameysay horumar baaxad weyn oo soo jiitay Indhaha Dadweynaha booqanaya.

DSC06548Magaalada Dekedda Leh ee Berbera waxay samaysay horumar badan oo dhinac walba leh waxaana ay magaaladu hadda gaartay  meelo fog oo aanay horey dhismayaasheedu u gaari jirin, waxa hada ka socda horumar baaxad leh oo ay samaynayaan dadka deegaanku kuwaasi oo ay kaga dhisayaan dhismayaal casri ah oo u badan Hoteello lagu raaxaysto oo ay degaan dadka socotada ah. HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,827 other followers

%d bloggers like this: