
Dhambaal Hambalyo ee la xiriira Sannadka Cusub ee 2013ka.


Waxaa bahda Warbaahinta SomaliSwiss ay Hawada u soo marinaysaa dhammaan Soomaalida ku kala nool daafaha Adduunka Dhambaal Hambalyo ee la xiriira Sannadka Cusub ee 2013ka, balse SomaliSwiss waxay si gaar ah uga hambalyeynaysaa Akhristayaasha iyo dhegeystayaasha qiimaha iyo qaayaha leh in Sannadkan uu u noqdo, Sannad Baraare .
Qoraa Sare iyo Tifaftire
Dr. Axmed Dhicisow Daauud
SomaliSwiss Zürich – Muqdisho
Filed under: Muqdisho

















































































































