Posted on January 31, 2013 by SomaliSwiss
“Somalia has been without a functioning state for 22 years” and its new government urgently needs EU assistance to help it build “strong state institutions”, Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud told MEPs on the Development and Foreign Affairs committees on Thursday. WATCH FULL VIDEO (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on January 31, 2013 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO KULANKA FULL VIDEO. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Brussels BE | Comments Off
Posted on January 31, 2013 by SomaliSwiss

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay ka mid ahaayeen 5 Wasiir oo ka mid ah xukuumadiisa ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose iyo degmooyin iyo deegaanno hoos taga gobolkaas. HOOS KA FIIRI SAWIRADA.
(more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Marko | Comments Off
Posted on January 30, 2013 by SomaliSwiss
For the first time ever, Somalia has sent an ambassador to South Africa, the continent’s economic powerhouse. New Ambassador Sayid Sheriff said he’s optimistic about planting Somalia’s diplomatic flag after decades of instability, and said he plans to reach out to the thousands of Somali refugees living in South Africa. South African President Jacob Zuma said his nation also plans to embark on ambitious projects to help the Horn of Africa nation get back on its feet after decades of war. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 30, 2013 by SomaliSwiss
Somalia’s Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan highly regards relations between the troubled Horn of African country and China dating back to the 1960s. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 30, 2013 by SomaliSwiss
Somalian President Hassan Sheikh Mohamud speaks during a press conference with US Secretary of State Hillary Clinton in Washington, DC, on January 17, 2013. Somalia took a fresh step in its return to the international fold Wednesday with a high-profile EU visit by its leader that comes days after finally winning US recognition. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 30, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamud iyo wafdi uu gogaaminayay ayaa gaaray maagalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay, iyadoo Midowga Yurubna ay aqoonsadeen dowladda Soomaaliya. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on January 30, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay aqoonsiga Maraykanku uu siiyay dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in aysan taasi khuseyn Soomaaliland, sidoo kalena aysan dowladda Soomaaliya xukumin ama wakiil ka ahayn Soomaaliland. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 29, 2013 by SomaliSwiss
A suicide bomber blew himself up near the Somali presidential palace on Tuesday, killing at least two soldiers in a strike apparently aimed at the country’s leaders, a palace guard at the scene said. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 29, 2013 by jilyaale
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud iyo wafdi uu gogaaminayay ayaa markale maanta gaaray maagalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Safarkan oo noqonaya kii 12-aad tan iyo intii uu Qabtay Hogaanka dalka Soomaaliya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 29, 2013 by jilyaale
Somaliswiss oo xariiro kala duwan la sameysay Saraakiisha Nabad Sugida iyo kuwa Booliiska ayaa waxaa ugu suurto gashay in ay soo hesho magaca iyo Sawirka ninkii maanta fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka meesha ay ku taala Safaarada Itoobiya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 29, 2013 by jilyaale
Ururka Ardayda Somaliyeed ee Dalka malaysia Ayaa Sanad Kasta Xiligan oo kale waxay u dabaal dagaan Sanad Guuro doorasho iyo Gudoomiye Cusub Tasoo Madal u ah xarunta jaamacada islaamka UIA-da Gudaha Caasimada Kuala lumpur Malaysia. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 29, 2013 by SomaliSwiss
Xarunta madaxtooyada Soomaaliya wararka laga helaayo ayaa sheegaya in ruuxa isku soo xiray waxyaabaha qarxa inuu isku qarxiyay Iridka hore ee xarunta SafaaradaItoobiya ee Magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 28, 2013 by SomaliSwiss
Yacquub Cabdi Isaaq waa Aabbe Soomaaliyeed oo Mudo Sadex Sano ah la Daala dhacayey Wiil Yar oo ka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Zakeriye Yacquub Cabdi oo da’ddiisuna ay tahay Saddex Sanno jir, isagoo kala Quustey Dhaqaatiirta ku sugana Gudaha Soomaaliyaa, Kuwaas oo markii Dambe kula Taliyey in uu u baahan yahay Caafimaad Dibadeed,iyadoo aad halkaan ka heleysid Waraaqihii caddeynta ee ay qoreen iIbitaal Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 28, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa dalka Switzerland lagu qabtay xaflad sanadeedkii Ururka Jaaliyada Basel iyo soo Bandhigidii howlqabadkoodii xaga Samafalka ee ay ka geysteen dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWARADA OO BADAN (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 28, 2013 by SomaliSwiss
Kadib howlgalo ay saaka ciidamada Booliiska Soomaaliya ka sameeyeen Xaafada Taleex ee degmada Hodan ayaa waxaa ay kusoo qab-qabteen 13 nin oo ku lebisan dareyska ciidamada dowlada, kuwaasi oo falal dhac ah ka sameynayay xaafadaha degmadaasi. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 27, 2013 by SomaliSwiss
Somali journalist, who has been in detention since January 10, for allegedly interviewing a woman who said that she had been raped by the members of the security forces, was sent to jail without charges, the National Union of Somali Journalists said today. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 27, 2013 by SomaliSwiss
ISTANBUL—Late one August night in 2011, Rifat Sarıcaoglu, the head of Turkey’s association of private universities, received a call from the office of the prime minister. Sarıcaoglu had three hours to gather as many university scholarship pledges for Somali students as possible. Prime Minister Recep Tayyip Erdogan was about to fly to Mogadishu, making the first visit to Somalia by a non-African head of state since the country’s last effective government was ousted in 1991, and Erdogan wanted to present a momentous gift. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 26, 2013 by SomaliSwiss
The country recently has shown enough positive movement that the Obama administration recognized Somalia‘s government for the first time in more than two decades. Somalia has been the paradigm of failed states since before 1993, when militants shot down two Black Hawk helicopters and killed 18 American soldiers in Mogadishu. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on January 26, 2013 by SomaliSwiss
Three officials have been arrested for mismanaging a scholarship scheme that sends Somali students to Turkey, Somalia‘s education minister said Saturday, a sign that the fledgling government is committed to fighting the corruption that contributes to the country’s failed-state status. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off
Posted on January 26, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamada dalka Liibiya ayaa si joogta ah oo naxariis daran, isla markaana aan qaris laheyn waxay kufsi iyo farxumeyn joogto ah ku hayaan Haween Soomaaliyeed oo lagu hayo xabsiyada dalkaasi, kuwaasi oo ku sugan xaalad bani’adam-nimo tii ugu darneyd ee caalamka ka dhacda. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Italy | Comments Off
Posted on January 26, 2013 by SomaliSwiss
Wasaaradda Adeegga Bulshada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in xabsiga la dhigay agaasimihii guud ee wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta dawlada federaalka Soomaaliya Muuse Faarax Xeyd, wiil uu dhalay iyo madixii xafiiska imtixaanaadka ee wasaaradda waxbarashada. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 26, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiirka horumarinta adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta Booqatay isbitaalka Ugu weyn ee ay dowlada Turkiga wasaaradeeda caafimaadku ka hirgelisay magaalada Muqdisho iyo Isbitaalka Digfeer oo dowlada Turkigu ay dhimo ku wado. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 25, 2013 by SomaliSwiss
The UK government’s official drugs advisory body has rejected calls to ban the herbal stimulant, khat (miraa).The Advisory Council on the Misuse of Drugs (ACMD) said there was “insufficient evidence” that khat caused health problems. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | 1 Comment »
Posted on January 25, 2013 by SomaliSwiss
Somali security forces will not be able to replace African troops until the international community provides “predictable” funding for their training, according to the United Nations. “The withdrawal, whether it’s Ethiopian or Amisom, is contingent upon adequate replacement by the Somali forces,” (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Posted on January 25, 2013 by jilyaale

Qiimo dhac aad u balaaran ayaa ku yimid heerka isku sarrifka qiimaha lagu kala wareejiyo lacagta doolarka iyo Shilin Soomaaliga iyadoo dhinaca kalana sare u kac uu ku yimid maciishada quutul daruuriga ee Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 25, 2013 by jilyaale
Boggii ay xarakada Al-Shabaab ku lahaayeen barta Twitterka oo in muddo ah ay isticmaalayeen ayaa hadda hawada laga saaray, kadib markii sida alasheegay Shirkada Twitterka culeys lagu saaray in ay xirto bogga Shabaabku ay kuleeyihiin. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 24, 2013 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Saacid ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay, isla markaana xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday kooxda fanaaniinta Soomaalida Waayaha Cusub oo saldhigoodu yahay dalka Kenya, kuwaas oo haatan ku sugan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KULANKOODA. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Posted on January 24, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii Baarlamaanka dalalka Islaamka oo ka koobnaa 57 Dowladood ayaa kusoo gabagaboobay caasimadda dalka Sudan kaasoo laga soo saaray 4- Qodob oo Soomaaliya Si gaar ah Xaaladeeda looga Hadlay. HOOS KA AKHRI QODOBADA. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: khartoom | Comments Off
Posted on January 24, 2013 by SomaliSwiss
Soomaali badan oo ku dhaqnayd dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa iminka la arkayaa in ay si xowli ah uga dhoofayaan garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi, ka gadaal markii culeys joogta ah uu ka soo fuulay dhinaca dowladda Kenya. (more…)
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off