Kenya’s Eastleigh Somali community feels heat of insecurity.

islii images

Bustling with business, the Kenyan capital’s Eastleigh district is dubbed “little Mogadishu” after the anarchic capital of Somalia, where so many here fled from for a new, more peaceful life. (more…)

About these ads

Djibouti begins training for more than 1,300 soldiers

Djibouti forcesDjiboutian Defence Minister Abdoulkader Kamil Mohamed officially opened on Monday (December 10th) the annual 45-day military training exercise for more than 1,300 of the country’s soldiers, Djibouti‘s La Nation reported. (more…)

U.S. escalates African counter-terror war.

africomThe U.S. military is expanding its key counter-terrorism base in Africa, Camp Lemonnier in Djibouti, as Washington escalates a secretive shadow war against al-Qaida and its allies.  (more…)

Liiska Magacyada 25 Wasiir Kuxigeen iyo Wasiiru Dowle oo uu maanta magacaabay R/wasaaraha dalka Soomaaliya.

Ansixin_baarlamaanka_RW_cusub_Saacid_4R/Wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu soo dhameys tiray xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, isagoo magacaabay 20 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowle, xubnahaas uu magacaabay ee lagu dhawaaqayna waxay kala yihiin sidaan: HOOS KA AKHRI LIISKA MAGACYADA (more…)

Maxaa ka jira in Muqdisho lagu burburiyey Guryo uu lahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llahi Yuusuf Axmed.

burburin_guryoCiidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta Cagta mariyey Guryo la sheegay in ay ahaayeen sharci darro oo ka dhisnaa boosas ku yaallay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho oo warar hoose sheegayaan inuu lahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed. (more…)

Madaxweynaha Somaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Jabuuti: Somaliya waa Jabuuti, Jabuutina waa Soomaaliya.

madaxda jabuuti somaliaMadaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay oo madaxtooyada Soomaaliya ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Idiris Cali iyo mudane yaal ka tirsan baarlamaanka Jabuuti.  HOOS KA DAAWO VIDEO (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,753 other followers

%d bloggers like this: