Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka wasaaradda difaaca dalka Soomaaliya ayaa waxay maanta booqasho ku tageen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.
Mudane C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya taliyaha ciidamada XDS, taliyaha howlgalka ciidamada AMISOM saraakiil ciidan iyo wariyeyaal. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Madaxda Sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya si wadajir ah ula kulmeen ururrada bulshada rayidka ah ee dalka Soomaaliya.
Abaanduulaha Taliska Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in la isku furayo wadooyinka isku xira jowhar iyo B/weyne xili shalay ay ciidamada la wareegeen magaalo madaxda gobolka Sh/dhexe ee Jowhar. 




















































