
HOOS KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRRO BADAN (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Ciidamada dowladda ayaa si buuxda ula wareegay degmada Jawhar iyo Mahadday ee gobolka Shabeellaha Dhexe., sidaas waxaa shaaca ka qaaday Abaanduulaha ciidaamada XDS Gen. C/kariin Yuusuf Aadan ‘’Dhegabadan’, wuxuuna Warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamada XDS iyo kuwa Amisom ay si buuxda ula wareegeen degmada Jowhar ee xarunta G/Sh/Dhexe, isagoo intaa ku daray in ciidamadu ay hadda baaritaano ka wadaan gudaha magaaladaasi. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off