KAMPALA — The “missing” Eritrean national football team has applied for asylum in Uganda rather than return home, officials said on Wednesday. (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | 1 Comment »




























































Kamukunji MP Yusuf Hassan was last night
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay, ilaa lix qof kalena waa ay ku dhaawacmeen rabshado xalay ka dhacay magaaladda Hargeysa ka dib markii lagu dhowaaqay natiijadii doorashadda golaha deegaanka ee magaaladda Hargeysa, sida ay noo xaqiijiyeen hawl-wadeenadda caafimaadka ee Adna Cisbitaal oo la dhigay dhawaaci.
Ciidamada ammaanka ayaa saakey baaris ka sameeyay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana lagu soo qabqabtay dad lagu tuhunsanaa inay yihiin kuwa ku kaca falal dembiyeed dhanka ah ammaanka, kadib markii shalay Bam qasaare geeystay lagu tuuray qeybta Dahablaha ee Suuqa Bakaaraha. 



















































