HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KISMAAYO (more…)
Filed under: M-Saadaq | 1 Comment »
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ahna Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya dalka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta waxa ay Ardayda wax kabarta Jaamacadaha magaalada Muqdisho su’aallo ku weydiiyeen xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Ardayda ka dhageystay fikaradahooda ku aadan sida ay jeclaan lahaayeen in Baarlamaanka iyo Dowladdaba ay u shaqeeyaan. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa shalay galab kormeer ku tagay labada wado ee Muqdisho looga soo galo dhinaca koofureed iyo waqooyi, halkaasoo fariisimo ku leeyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. HOOS KA DAAWO SAWIRADA (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa saxiixday heshiis iskaashi ah oo ku aadan hormarinta hay’adaha kala duwan ee Dalka ayadoo heshiiskaasina lagusoo bandhigay magaalo madaxda dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga. HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRADA (more…)Filed under: Muqdisho | 1 Comment »