Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa shalay Maqrabkii si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Turkiga, waxaana maanta lagu wadaa inay la kulamaan madaxda Sare dalkaas oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Turkiga Cabdalla Gull. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off

















































































































