Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya C/raxmaan Faroole ayaa ka digay in deegaanada Puntland laga dhiso Masaajid dambe oo aan ogolaansho ama fasax ka haysan dowladda Puntland, isagoo taas daliil uga dhigay in dhisitaanka Masaajidyada lasiyaasadeeyay.DHEGEYSO KHUDBADIISA. (more…)
Filed under: Boosaaso | Comments Off




























































RAHMA Abdirahman has a blunt message for the 
Ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Ex. Kontorol Afgooye ayaa maanta qaaday Isbaaradii gaadiidka lacagaha looga qaadi jiray ee halkaasi ku taalay.
Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya ee saldhigyada ku leh wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen waddadaas waxay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhiggaan kooxo burcad ah.
Wafdi balaaran oo ka socday dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda difaaca dalkaasi ayaa gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wasiirada Arimaha dibada ee Soomaaliya Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa todobaadkii hore bilowday howlo dib loogu habeynayo laguna dar dar gelinayo wax qabadka Safaaradaha Soomaaliya ee ku yaal dalalka Caalamka. 




















































