The U.S. military campaign against al Qaeda should not be seen as a conflict without end, the Pentagon’s chief lawyer said on Friday in a speech that broached a rarely discussed subject among U.S. officials. (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off




























































The first elected Somali immigrant in Minnesota is ready to blaze another first. Samatar made history when he was elected unopposed to the
Xerada ay cooshashka iyo teendhooyinka ka samaysteen qaxootiga codsiyadoodii magangelyo doonka ahaa ee la diiday, kana kooban Soomaali iyo Suudaan ayaa maanta si qasab ah oo garbo duub ku jirto looga saaray cooshadihii ay ka dhisteen xaafad ka mid ah magaalada Amsterdam oo la yiraahdo Osdorpplein, halkaasoo ay ciidamada Booliska ay xaaqeen cooshadihii ay seexan jireen.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kulammo uu la soo qaatay wasiirrada Gaashaandhigga Dalalka Jabuuti iyo Ehtiopia, wuxuuna sheegay in labadaasi dowladood ay Soomaaliya ka taageeri doonaan dib u dhiska Ciidammada Qalabka Sida iyo la dagaalanka argigixisada. 




















































