
HOOS KA DAAWO VIDEO-GA SOO DHOWEYNTA (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Saudi Arabia Amir Maxamed Bin Nayif Bin Abdi Asis oo boqortooyada ay u xilsartay hawlaha gar garka dalka Soomaaliya ayaa shegay in deeqdan lagu fulin doono barnamij loogu gar gaarayo dadka ay sameynta ku yeelatay abaarihi ku dhuftay wadanka sanadii 2011-kii, waxana uu shaaca ka qaaday in dadkasi lagu tageeri doono lacago qiimahoodi garaya 271-8 milion oo dolarka maraykanka ah una dhiganta 875-kun riyalka wadankasi laga isticmaalo. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Baarlamanka Soomaaliya ayaa xukuumadda weydiistay inay soo gudbiso tirada ciidamada dowladda iyo shaqaalaha rayidka ah ee mushaarka la siiyo, iyadoo dalabkan uu imaanayo xili mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay shalay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyadda ay xukuumadda Soomaaliya ku shaqeynasyso sannadka soo socda 2013. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Kulana ay maanta isugu yimaadeen Xidlhibannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay miisaaniyadda ay xukuumaddu ku shaqeyn doonto sannadka 2013ka, kaddib markii wax ka bedel lagu soo sameeyay qodobbadii ay Xildhibaanadu doodda adag ka yeesheen kuna diideen miisaaniyada todobaadkii hore. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in heshiis is-afgarad ah ay kala saxiixdeen iyaga iyo ururka Midowga Afrika, kaas oo ku aadan sidii ciidamada Nigeria ay uga qayb qaadan lahaayeen howl-galka AMISOM ee Soomaaliya, waxaa ayna sheegtay in 140 askari oo Boolis ah ay kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho. Somali & English (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Dad aad u farabadan oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa ku Soo qulqulaya dalkooda hooyo, sidaas waxaa shaaca ka qaaday saraakiisha waaxda socdaalka iyo Shirkada diyaaradaha, waxayna ka warbixiyeen tirada maalin kasta dalka ku soo laabta. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Only a day after Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud was sworn into office, the stark reality of his country dawned on him: Army commanders told him “they can’t rule out the possibility of security forces moving out of their bases to rob the public and businesses” in the capital because they were not paid for five months. Nor did they receive rations for three months. SOMALI COMMUNITY MEETING IN NAIROBI (FULL SPEECH VIDEO). (more…)Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Taliyaha ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ayaa shaaciyay in gobolka shabeelada hoose ay ku khaarajiyeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-shabaab. Michael Ondoga oo ah Taliyaha Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in rag ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen kolonyo ciidamadooda ka tirsan oo marayay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooyo iyo Marka. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim oo socdaal shaqo ku joogta dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa tababar usoo xertay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo in mudo ah dalkaasi lagu tababarayey. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wafdi ka tirsan Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay kulamo kula qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee gobolkaasi. HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRADA KISMAAYO (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka buuxa ku hor istaagay ansixinta miisaaniyadii dhawaanaha ay ka doodayeen kadib markii maanta loo codeeyey. Xildhibaanada Baarlamanka ayaa waxay maanta Kulankoodii Saddexaad uga doodeen meel marinta miisaaniyada sanadkan soo socda ayaa waxaa qeybtiisa hore shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Sareeyo Gaas C/qaadir Sh. Cali Diini oo ah Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalilyarada Soomaaliyeed ee ay qaldeen dhagar qabayaasha Xarakada Al-Shabaab in ay ka soo laabtaan fikiradaha qaldan ee loogu sheekeeyey, wuxuuna xusay in Dowladdu ay cafis u fidinayo haddii ay isa soo dhiibaan. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda, wuxuuna ka dalbaday inay dhaqaale ku taageeraan dowladda si ay dalka uga saarto xilliga adag ee uu ku jiro. HOOS KA DAAWO KHUDBADDIISA OO DHAN. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Hay’adaha Amniga ee dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa habeenadanba waxay Kormeer ku marayeen degmooyinka G/Banaadir, waxaana Wasiirku la socday taliyaha ciidanka booliiska, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye iyo taliyaha nabadsugidda gobolka Banaadir, Col. Khaliif Axmed Ereg. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wararka naga soo gaaraya deegaanada bariga ee xeebaha Badweynta Hindiya ayaa sheegaya in xalay roobab dabeylo wata ay ka curteen, xili horey ay u soo bexeen digniinaha Duufaano ku soo fool leh xeebaha Gobolada Bari, Nugaal iyo Mudag, balse waa Alle mahadiis Saadaashii dabeesha dhuufaanta oo noqon wayday sidii loo maleynayey. (more…)Filed under: Boosaaso | Comments Off
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan socdaal Shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa barqadnimadii saaka ka degay Kampala ee dalka Ugandha, iyagoo soo gebagebeeyey booqashadii Sadex maalmood ay ku joogeen dalka Kenya. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
Wasiirka adeega iyo horumarinta bulshada ayaa waxay maanta kormeer ku tagtay xarunta dugsiga farsamada Gacanta Bolo Tigniko oo ay xiligan ka socoto dib udhis ay ka wado hay,ad waxbarasho oo Turkiya laga leeyahay iyo Xarunta dugsiga sare ee Banaadir oo isna dhismihiisu marayo heer geba gabo ah iyadoo dhagax dhigtay Dugsiga 21ka Octoober oo dib loo dhisayo. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off