Akhri Liiska Magacyada Dowladaha caalamka ee Falastiin u codeeyay, kuwa diiday iyo kuwa ka aamusay.

palestine_state_un194

HOOS AKHRI LIISKA MAGACYADA Continue reading

About these ads

Kenyan Soldiers beating & torturing Al-Shabab suspect.

ciidamada kenya somaliaA video that appears to show Kenyan troops beating militant suspects has been obtained by a Kenyan TV station. It drew sharp criticism from al-Qaeda-linked militants Al- Shabab via their twitter handle. Continue reading

Ciidamada Kenya oo si bani’aadanimada kabaxsan ugu tuntay dad lasheegay in looga shakiyay Al-Shabab.

ciidamada kenya somalia 1

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia oo isku raacay in lala dagaalamo kooxaha ONLF iyo Al-Shabaab.

From-Jabuti-to-Itoobiya-58Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo dhowaan booqasho rasmi ah ku tagay wadanka Ethiopia ayaa waxaa uu kulan xasaasi ah la qaatay Ra’isal Wasaaraha wadankaasi Hailemariam Desalegn. SIR CULUS Continue reading

Saraakiil sare oo katirsan kooxda ONLF oo lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.

maleeshiyada-ONLF-kismayoSaraakiil katirsan kooxda ONLF ayaa dhowaan waxaa ay gaareen gobolada Jubbooyinka, iyagoo si heersare ah loogu soo dhoweeway magaalada Kismaayo. XOG HOOSE Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta dib ugu laabtay dalka.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho uu ku tagay wadamada deriska ah. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xarunta Tababarrada iyo cilad-bixinta diyaaradaha ee dalka Ethiopia.

IMG_9057

HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliiska G/Banaadir oo sheegay in isbaarooyinkii yaalay wadooyinka magaalada Muqdisho laga qaaday.

Gen. Axmed Xasan MaalinCiidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Muqdisho ka sameeyey howgalo ay ku xaqiijinayaan sida uu u meelmaray go’aankii Madaxada Qaranka ee ku aadanaa qaadista isbaarooyinkii yaalay jidadka Muqdisho. Continue reading

Golaha Wasiirrada oo maanta Shirkooda ka soo saaray go’aamo wax ku ool ah.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulankooda ka soo saaray go’aamo wax ku ool ah oo la xiriira  ammaanka iyo dhaqaalaha wadanka. Continue reading

Soomaaliya: Gobolada koonfureed dad badan ayaa weli la ildaran xaalad cunto yari ah.

ICRCGuddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay hadda gabagabeysey inay cunto iyo abuur u qaybiso in kabadan 170,000 qof oo ku nool gobollada Jubadda Hoose iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Dadka ku nool goboladan waxay weli  yihiin kuwa nugul iyadoo ay ugu wacan tahay xilli roobaad liita iyo colaada socota. Continue reading

Somalia: Breaking The Silence On Sexual Violence.

Earlier this year, the British Foreign Secretary William Hague MP, announced a new initiative to prevent sexual violence against women. It aims to strengthen international efforts and coordination to prevent and respond to sexual violence, to erode the existing culture of impunity, to increase the number of perpetrators brought to justice and to support states to build their own capacity to deal with this appalling crime. It is, in effect, a call to action and it will form a key part of the UK’s Presidency of the G8 in 2013. Continue reading

A school census has collected crucial data to help Somalia achieve quality education for all.

HARGEISA/GAROWE, Somalia, 27 November 2012 – UNICEF and the Ministries of Education in Puntland and Somaliland have put education reform in the spotlight through the launch of the School Census Statistics Year Book 2011/2012. Continue reading

Sawirada sida loogu soo dhoweyay madaxweynaha Soomaaliya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia..

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey Caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa gaaray Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis-Ababa. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka warbixiyey ujeedada Booqashadiisa dalka Jabuuti iyo wixii uu kala soo kulmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbahinta, isagoo jooga magaalada Jabuuti, wuxuuna  faahfaahin ka bixiyey ujeedada Booqashada dalka Jabuuti, iyo sida loogu soo dhaweyey isaga iyo wafdiga uu hogaaminayo. Continue reading

Dalka Jabuuti oo Soomaaliya u ballan qaaday inuu ka taageerayo dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Soomaaliya u ballan qaaday in ay ka taageereyso sidii dib loogu soo celin lahaa haykalkii ciidamada xoogga dalka  Soomaaliyaa, iyadoo Jabuuti ayaa arrintaas xooga saari doonaan intii awoodooda ah. Continue reading

Wasaaradda A. Gudaha iyo Amniga oo shaacisay qorshe loo dejiyey Amniga, dibna loogu eegayo M/Goboleedyada.

Wasiirka Wasaaradda arimha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu  wado qorshayaal kor loogu qaadayo hey’adaha aminga isla markaana dib loogu eegayo maamulada gobolada dalka kajira laguna xoojinayo gargaarka dadka tabaaleysan. Continue reading

Al-Qaeda’s East Africa network ‘regrouping and rearming in northern Somalia’

Al-Qaeda’s network in East Africa is regrouping and rearming in northern Somalia, suggesting that it could recover from a series of defeats in the south, according to the president of the region. if the extremists manage to regroup in this mountainous region, they could attack Ethiopia or Kenya, both of which have deployed troops in Somalia, he told The Daily Telegraph.

Continue reading

Minnesota Somalis call for actions to support new government.

Somali-Americans assembled last Saturday for a profound and, sometimes emotional, discussion in Minneapolis that sought ways to rebuild their war-torn homeland. Continue reading

DAAWO Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu ka yiri: Kenya iyo Kismaayo, Musuq-maasuqa, Amniga dalka iyo …..

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad dheer oo uu dhowaan jeediyey uga hadlay aragtidiisa siyaasadeed ee ku wajahan, Kismaayo iyo Kenya, maamul xumada iyo Musuq maasuqa dowladda gudaheeda, arimaha nabad gelyada iyo siyaasadda dalka iyo waxyaabo kale oo badan. DAAWO KHUDBADIISA OO DHAN. Continue reading

Hay’adda Laanqeyrta Cas (ICRC) oo sheegtay in ay cunto u qeybisay qoysas degan Gobollada Jubada Hoose iyo Gedo.

Nairobi 27 Nofembar 2012 – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay hadda gabagabeysey inay cunto iyo abuur u qaybiso dad kabadan 170,000 qof oo ku nool gobollada Jubadda Hoose iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya, dadka ku nool goboladan waxay weli yihiin kuwa u nugul waxayeelada ka jira deegaanadaas, islamarkaasna u ildaran xaalad cunto yari ah, iyadoo ay ugu wacan tahay xilli roobaad liita iyo colaada socota. Continue reading

Shirweynihii Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo Berri ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Waxaa Caasimadda 3aad ee Wadanka Switzerland ee Geneve, uu  maalinta berri ah ka furmi doono shirweynihii hay’adda qaramadda midoobay uga qaabilsan xuquuqul Insaanka oo ay ka soo qeyb geli doonaan dhamaan wadama adduunka.
Continue reading

Madaxweyne-yaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wada hadlay xaalada Soomaaliya iyo Siyaasadda Geeska Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Walaalkiis dalka Jabuuti, waxayna ka wadahadleen xaaladda dalka Soomaaliya.
Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo maanta la kulantay dhigeeda wadanka Kenya.

War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegaya in R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shalay booqasho rasmi ah ku tagtay dalka Kenya ayaa kula kulantay maanta  magaalada Nairobi Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya. Continue reading

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay Hub iyo walxaha Qarxa oo lagu Aasay guri dhexdiisa.

Ma ahan markii uga horreysay oo ay Ciidamada ammaanka degmada Ceelasha iyo deegaanka Lafoole ee G/Sh/Hoose ay gacanta ku dhigay hub iyo walxaha qarxa, kuwaas oo ay kooxda Al-Shabaab ku Aaseen guri ku yaala deegaanka Ceelasha Biyaha.
Continue reading

Ogeysiis iyo Wargelin ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Switzerland (Kulan lagu Taageerayo Xukuumada Soomaliya).

Howlwadeenada Haweenka Jaaliyada Soomaliyeed Kanton Geneve ee Dalka Switzerland waxay Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Switzerland Ogeysiinayaan in la qaban doono kulan lagu Taageerayo Dowlada Federaalka Soomaliya oo Ka dhici magaalada Geneva ee Switzerlnd, Taariikhda markey tahay 30/11/2012 waa maalinta Jimcaha ee soo Socota. Continue reading

East African Leaders to reject Somalia and South Sudan’s EAC bids.

NAIROBI, Kenya, Nov 26 – East African Head of State are likely to reject Somalia and South Sudan’s applications to become part of the East African Community (EAC) when they meet on November 30 for the 14th Heads of State Summit in Nairobi. Continue reading

Somali businessman Ahmed N. Awdiini killed in Mogadishu.

Prominent Somali businessman Ahmed Nure Awdiini has been shot dead at point-blank range in the capital, Mogadishu, police have said. More than 100 people have been arrested for questioning over his killing, police said.

Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliyay, Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiin Maxamuud Xaaji  Fiqi, Xildhibaan  Faarax Sheikh  Cabdulqaadir ahna Lataliyaha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan. HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Saakay u ambabaxay dalalka Jabuuti iyo Ethiopia.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safarkii labaad maanta ugu ambabaxay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo daris la ah Soomaaliya. Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadekusii sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’isal wasaaraha, Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta, saraakiisha ciidammada Qalabka sida iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Qaranka, socdaalka madaxweynaha waxaa ku wehliya wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Maxamuud Xaaji “Fiqi” iyo saraakiil kale. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,437 other followers

%d bloggers like this: