NAIROBI, Kenya Sep 18 – Foreign Affairs Minister Sam Ongeri on Tuesday denied making remarks in Kisii at the weekend, blaming former Somalia President Shariif Sheikh Ahmed for a bomb attack in Mogadishu last week. WATCH VIDEO CLIP (more…)
Filed under: Nairobi | Tagged: Kenya, minister, president, Somalia, suiside | Comments Off




























































JEDDAH – Jeddah Police have arrested a Somali woman for allegedly stabbing her husband to death. The woman allegedly fled the scene after the crime.
Hawa 
Xasan Sheekh Maxamuud, Madax weynaha Cusub ee Soomaaliya ayaa weydiistay dowladda Kenya in ay soo Cadeeyaan ama raalli gelin ka bixiyaan eedeyntii ay u jeediyeen Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. 
Maamulka Somaliland ayaa soo dhoweeyay isla markaana taageeray isbedelka ka dhacay dhowaan dalka iyo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee la-doortey Xasan Sheekh Maxamuud iyo hadalkii uu jeediyey.
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Safaaraddu ay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi u gudbisay dowladda dalkaasi, kadib markii sida ay qoreen warbaahinta dalkaasi uu wasiirku ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya. 



















































