MOGADISHU – Islamist suicide bombers attacked the hotel where Somalia‘s president was giving a news conference on Wednesday, killing eight people and sending reporters diving for cover. SEE MORE PICTURES INSIDE (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Tagged: human-rights, Libya, middle-east, politics, transportation, travel | Comments Off




























































Warar sugan oo laga helaay Hotel Jaziira oo si kumeel gaar ah uu u daganaa Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan ku yeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axamed iyo Guddoomiyaha Baarlamaaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. 



















































