Somalia’s Parliament elected a new president.

MOGADISHU, SomaliaSomalia‘s Parliament elected a new president of the country’s fledgling government Monday, a move that members of the international community say is a key step toward the east African nation’s transition from a war-torn failed state to a nation with an effective government. (more…)

About these ads

UNPOS: Somalia’s Most Qualified Parliament.

Mogadishu – There is an air of excitement as we draw closer to one of the most important dates in the history of Somali politics. Despite the many challenges leading up to the end of the transitional period, there is great pleasure in knowing that the legislative arm of Somalia’s new government sits many of the country’s most highly qualified people. (more…)

HEESTII KMG KA GUDUBNAY BY HIBAAQ MAXAMED.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri (more…)

DAAWO DHAARINTII IYO KHUDBADII UU JEEDIYEY MADAXWEYNAHA CUSUB EE SOOMAALIYA.

DAAWO KHUDBADA & DHAARINTA (more…)

DAAWO: Sh. Shariif muxuu ka yiri guushii Doorashada madaxweynaha cusub Xasan Sh. Maxamuud.

DAAWO SH.SHARIF & HADALKIISI (more…)

Hambalyo.. Hambalyo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya dooratay Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa noqonaya Xasan Sh. Maxamuud oo ay wada tartamayeen Shariif Sh. Axmad hase yeeshee uu ka guuleystay Xasan Sh. Maxamuud, sidii ay saacado ka hor sii saadaalisay SomaliSwiss. (more…)

Saadaasha SomaliSwiss iyo Madaxweynaha saacado yar ka dib ladooranayo Sh.Shariif ama Xasan Sh. Maxamuud.

Saadaal ay sameysay shabakadda SomaliSwiss oo ku saabsan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee maanta ka socota Muqdisho ayaa muujineysa in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku guuleysan doono jagada madaxweynaha Soomaaliya.HOOS KA AKHRI SABABTA IYO SAADAASHA CODADKA. (more…)

Magacyada 4-tii Murashax ee Wareega Labaad u soo baxay oo Labo tanaasushay, labana tartameyso.

Wareegii hore ee tirinta codadka murashaxiintu kala heleen ayaa  dhamaatay, waxaana soo baxay 4 murashax oo hadana ay laba tanaasushay, iyadoo ay hadda tartamayaan Labada Musharax ee soo hartay.Hoos ka Akhri faahfaahinta. (more…)

LIVE (TOOS) U DAAWO: TIRINTA NATIIJADA COD BIXINTA WAREEGA 1-AAD EE DOORASHADA MAXADWEYNAHA.

Waxaa hadda dhamaaday codeyntii wareega hore, waxaana socda tirinta codadka musharaxiintu kala heleen wareega 1-aad ee codbixinta xildhibanada dooranaya Madax weynaha Soomaaliya. HALKAAN TOOS UGA DAAWO HOOLKA DOORASHADA OO LIVE (TOOS) AH. (more…)

SORRY XILDHIBAAN: Taleefoonkaada looma ogola Qolka codeynta inaad lagasho.

Waxaa lagu dhawaaqay hadda oo codeyntu bilaabatay in ay qolka yar ee lagu codeynayo mamnuuc ka tahay in ay xildhibaanadu lagalaan talefoonka gacanta lagu qaaato. (more…)

LIVE (TOOS) U DAAWO: WAREEGA 1-AAD EE DOORASHADA MAXADWEYNAHA OO SOCOTA.

Waxaa hadda hoolka codeynta ee Iskool Boliziyo ka socda wareega 1-aad ee codeynta xildhibaanada dooranaya Madax weynaha Soomaaliya. HALKAAN TOOS UGA DAAWO HOOLKA DOORASHADA OO LIVE (TOOS) AH. (more…)

Augustina Mahiga oo Muqdisho Aroos Cusub ku Galay.

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Augustina Mahiga ee hada ay xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho ayaa haatan la qal galay Gabar Soomaali ah, xili ay socdaan Doorashooyinka Madaxweynaha Qaranka Soomaaliya, isla markaana xafiiska uu QM. uga furay Muqdisho xilligiisi dhamaaday. (more…)

Gaari lagu taageerayay doorashada Sheikh Shariif oo lagu qarxiyay xaafadda Suuq Bacaad.

Bam lagu weeraray gaari ay ku xardhanaayeen sawirada Madaxweyanha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa waxaa ku dhintay hal qof, iyadoo ay 5 kalena ku dhaawacmeen, mar uu marayay xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid. (more…)

3 Musharax oo iska casilay tartanka doorashada.

Gudoonka doorashada ayaa daqiiqada kahor ku dhawaaqay in ay heleen waraaqo tanaasulid ah oo ay soo gudbiyeen sadex musharrax oo iyagu ku jiray musharaxiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA MUSHARIXIINTA TANAASULAY (more…)

LIVE U DAAWO: WAREEGA 1-AAD EE DOORASHADA MAXADWEYNAHA SOOMAALIYA OO SOCOTA.

Waxaa Hadda si toos ah loo-daah furay fadhigii Doorashada Madax weynaha Soomaaliya oo muddo 21 sano ah kadib maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho. HALKAAN UGA DAAWO LIVE (TOOS). (more…)

SHARIIF SAKIIN: Sheikh Shariif ayaa Taako ii dhigay aniga, laakiin kama Aarsanayo waan ka qaleeynaa.

Shariif  Sakiin ayaa sheegay in Sh. Shariif uu Taako u dhigay oo uu sabab u ahaa inuu ka haro doorashada madaxweynaha, isagoo ka hadlayey xaflad ka dhacday hotelka City Plaza oo ay ku heshiiyeen isaga iyo Sh. Shariif. HOOS KA DAAWO HADALKIISA (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,753 other followers

%d bloggers like this: