Faaduma Mustaf oo ah Xaaska Afaraad iyo mid ka mid ah labada Marwo ee aan ka harin Sh. Shariif ayaa maanta maqribkii Istaaga ka dhacday Xili uu khudbad ka jeedinayay Sh. Shariif xaflad lagu taageerayay heshiiska iyo istaageeridda labada Shariif oo kasocotay Hoteelka City Plaza. (more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off




























































Shariif Sh.Axmed iyo Shariif Sakiin oo hadda duruuf jirta darteed isku soo dhowaaday ayaa ku mashquulsan qorsha culus oo ay doonayaan in ay uga badbaadaan cabsi ay ka qabaan xildhibaano codkoodu iib ahaa oo ay lacag fara badan siiyeen labada Shariif in ay ku ballan furaan.
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa 25 musharax oo u taagnaa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimadiisa, sida ay ku dhawaaqeen guddiga qaban qaabada doorashada.
C/raxmaan Faroole ayaa maanta walaac ka muujiyey muuqaalka doorashada berrito ka dhaceysa Muqdisho, isagoo warsaxaafadeed uu qeybiyey ku muujiyey in Haddii uu berrito doorashada ku soo bixi waayaan C/weli Gaas ama Baadiyoow ee Farmaajo ku soo baxo madaxtinimada Soomaaliya ay Puntland ka go’eyso dalka intiisa kale.
Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi, gaar ahaan magaalida Islii ayaa isugu soo baxay bannaanbax weyn oo lagu taageerayay Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u taagan Xilka Madaxwayne-nimo ee dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay ku kulmay hoyga Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaana uga horreyn uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay Gudoonka baarlamanka howlsha culus uu hayo Qaranka Soomaaliyeed. 




















































