DAAWO: Khudbadaha 25-ka murashax ee Madaxweyne.

HOOS KA DAAWO KHUDBADAHA OO VIDEO AH 

Halkan ka akhri (more…)

About these ads

Mareykanka oo ugu baaqay musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya in ay ku qancaan natiijada doorashada.

War ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ku dhiiri gelineyso musharixiinta u tartameysa xilka madaxtiminada Soomaaliya in ay ku qancaan natiijada guddiga doorashada marka ay dhacdo isla markaana oo ay ka fogaadaan inay carqaladeeyaan doorashada. (more…)

Baarlamanka oo maalintii labaad u fadhiya dhageysiga khudbadaha wax-qabadka musharraxiinta.

Waxaa Qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay Saakay ka billaabeen khudbado ay ka hor jeediyaan fadhiga Xildhibaanayaasha Baarlamanka iyagoo ku soo bandhigi doona waxa uu musharax kasta qaban doono haddii uu xilka ku guuleysto. (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 3,577 other followers

%d bloggers like this: