
HOOS KA AKHRI WAREYSIGA
Halkaan ka akhri (more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Olympic hero Mo Farah has shown off the newborn twins who inspired him to double gold-winning victory – and finally revealed their names. (more…)Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ayaa howlgal lagu soo qab qabtay dad iyo hub ka wada magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose.
Sida wararku ay sheegayaan howlgalkan ayaa waxaa fulinayay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan oo ka tirsan hay’adda Nabad Sugidda Qaranka,
(more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Afhayeenka Gudiga doorashada Madaxweyninimada Soomaaliya Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, ayaa wuxuu ka faalooday sababta ay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyne ay u dul dhigeen inay bixiyaan lacag dhan 10,000 oo dollar, Afhayeenku wuxuu Intaa uu raaciyey in sababta ay tahay si ay u kala yareeyaan
(more…)
Filed under: Muqdisho | Comments Off
Warar aanu ka helnay degmada Balcad ayaa sheegaya in saakay degmada Balcad uu ka jiro kacdoon dadweyne oo ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Balcad, kaddib markii maamulka dowladda ee halkaasi ka arrimiya ay ku soo rogeen canshuur qiimaheedu aad u sareeyo. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off