
HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri
(more…)
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
NAIROBI, Sept. 1 — The Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) killed at least 36 Al-Shabaab militia late Friday as the troops took over Miido town in a fierce exchange of fire that last several hours in southern Somalia. (more…)Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
NAIROBI — Somalia‘s Al-Qaeda-linked Shebab militants on Saturday put on show the bodies of four “enemy” soldiers killed in combat in their stronghold of Kismayo, in southern Somalia, witnesses told AFP. (more…)Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off
In the years to come, Ahmed Jama will be seen either as a visionary or a lunatic who squandered his money on a crazy dream. That crazy dream? To bring tourists to his hotel on the shores of one of the world’s prettiest beaches – which just happens (more…)Filed under: Yusuf Garabey | 1 Comment »
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaalo culus oo maalmahan ka dhacayay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow in ay guulo kasoo gaareen, iyadoo magaalada Kismaayo ku soo bandhigay meydadka askar katirsan ciidamada Kenya. (DIGNIIN) HA ISKU DAAWAN SAWIRRADA HADII AADAN AWOODIN (more…)Filed under: Kismayo | Comments Off
Guddiga Doorashada ee dhawaan Baarlamanka Soomaaliya uu meel mariyay ayaa sheegay in ay bilaabeen hawlihii kala duwanaa ee loo magacaabay, isla markaana soo bandhigay waxyaabaha looga baahan yahay Musharax walba ee doonaya in uu u tartamo xilka Madaxweynaha. (more…)Filed under: Muqdisho | Tagged: hotmail, maryan | Comments Off
Waxaa magaalada Muqdisho wali ka socda wadahadallo oo u dhaxeeya Waxgaradka beelaha ay ka soo jeedaan hoggaamiye kooxeedyada lagu soo daray Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo loo soo gudbiyey guddiga xulista Baarlamaanka, waxaana lagu soo warramayaa in khilaafka ka taagan hoggaamiye kooxeedyada uu cirka isku sii shareeraya. (more…)Filed under: Muqdisho | Comments Off
War naga soo gaaray degmada Afmadow ee Gobolka jubada hooe ayaa sheegaya in dagaalkii Shalay galinkii dambe ka dhacay ayaa waxaa Saakey ka hadlay Dagaaladaasi Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolkaasi, waxayna sheegeen in Ciidamo ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab ay dagaal ku soo qaadeen Degmada Afmadoow ee G/Jubada Hoose, balse sida wararku ay sheegayaan inShabaabku ay iska caabin xoog leh halkaas kala kulmeen. (more…)Filed under: Wararka | Comments Off
Waxaa Kulan ballaaran oo ka dhacay xaruunta dalada u heelanayaasha danaha haweenka Waawa ee magaalada Boosaaso oo ay kasoo qeyb galeen Bulshada qeybaheeda kala duwan magaalada Bosasso, waxaana kulankaas uu ahaa mid lagu taageerayey Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaas oo 28-kii bishan Augost ay u doorteen xildhibaanada cusub ee dalka in uu hogaamiyo 4-ta sano ee soo socota Barlamaanka. (more…)Filed under: Boosaaso | Comments Off